Nala Soo Xidhiidh
Haddii aydin haysaan wax talo iyo tilmaan iyo tusaalooyinba ah oo la xidhiida BOON, iyo wixii kale ee macluumaad dheeraad ahba. Fadlan waxad yeeshiin nagala soo xidhiidha, emailka hoos ku qoran:
Haddii aydin haysaan wax talo iyo tilmaan iyo tusaalooyinba ah oo la xidhiida BOON, iyo wixii kale ee macluumaad dheeraad ahba. Fadlan waxad yeeshiin nagala soo xidhiidha, emailka hoos ku qoran:
omar ibrahim adar said
Waxaan dhamaan salamayaa bahada ama daadihiyayaasha webka ALLBOON.COM.. waxaan inii soo rajaynayaa khayr iyo horumar iyo horumarin aad ku samaysaan webkan, haduu eebe raali ka noqdo.
waxa kale oo aan salaan qaaliya u gudbinayaa dhamaan dadwaynaha ama taageeryaasha ALLBOON.COM.kuwaas oo hiil iyo hooba la garab taagan shabakadan.waxa aan salaan gaaar ah u dirayaa caqligii ama maskaxdii ka dambaysay samaynta shabakadan qiimaha badan.
waa wiilka suldaanka uu dhalay , cabdiqani yusuf .
waad salaamantihiin dhamaantiiin.
omar ibrahim adar.
amstardam.
holand.
gurey said
waxaan halkani ka salaamayaa salaan aan la koobi karin akhyaarta majaraha u haya webka allboon.com run ahaantiina qofkasta uu ku farxayo gaar ahaan intii reer boon runahaantiina markii iigu horeysey een arkey web boon leedahay aad ayaan ugu farxey waanada mahadsn tihiin inshaa alaah halkaasi ka siiweda wax yaabo badan oon boon ka iloobey ayaaba webku i xasuusiyey
aad iyo aad ayaan inii salaama yaa
wal/ahmed gurey
Adam Aw Cali Masheye said
Magaalada waa magaalo aad u fiicanah , markaa abaahey awcli masheeye ,aad weeydiyo wuxuu ku sifeen jireey waa magaalo ,hawo fiican ,dadfiican , nolol fiican wax kasta ku fiican ,,
,, Bonn is the best in world , has fresh air ,hospitable people and and everything in BON is so wonderfull,,
labda iigu yaabnaa waa awcismaan waaberi oo barkad keligii qodey
iyo cabdilahi muxumed sacad oo albara calanka ku saari jirey ,isgaa u dheertey dhoorw af oo siidiisa ugu hadli jirey, sida english , fransiiska carabi , xabashiga iyo kuwa kale oobadan
Adam Aw Cali Masheye said
waxbarasha iyo ciyaraha 1970gii
Boon waxay aheyd magaalo ku fiican xaga waxbarashada ,ardeydu waxay xafadijireen quraanka 30 jis , waxaa iigu yaabbadnaa cabidilaahi xassan sacad oo suurad albaqra ku saari jirey calanka,aroorti mudo daqiiqada ah . cabdilaahi wuxuuyaqaaney ,luqadaha ,fansiiska, english , carabiga ,xabashiga,talyaaniga iyo luqada localka ee qabiilada somalida ku hadlaan,cabilaahi wuxu ka kowaad u galey ardey ethiopiyan ah imtixaan xabashi ah ,qaahira carabi ayaa ka kowaad galey ,mareykan sidoo kale
cabdilaahi isgaa tusale u ah ardey reer boon ayuu ilaa classka kowad iyo jaamac uu ah ardey kowaad,
cadbilaahi ma xafisana quraanka iyo tacliinta kale ee wuxuu xafid san ayahey magacyada dad reer boon oodhan .
reer boon waxay mar sameeyeen luqad gaar ah oo aay iaygu isku fahmaan, markii danbe waa la baaiyey,oo la yidhi waxa inagu caajis dad boon soo booqda ,waa cunsiri nimo(racism)
markii dabne waxaa lag dhigey suuqdi .
dadka reer boon jaceyl aay uqabaan wax barashada ayay dhisteen iskuul ,kaas oo aha kii ugu horeyey waxa lagu dhiso , ha iscaawiso
xaga xiyaaraha ardey boon waxay soo casuumi jireen ardey quljeed inta badan iyagoo u qaban jirey tartan ciyaareed, magaalada boon waxaa aad looga jecel yahey kubada cagta ,taas oo ardeyda reer djibouti ay joogi karaan , xagaagii
hada waxaa ku kal talinlaah reer boon iney keena ciyaaro kale oo ah sida basket boolka kubada koleyga
adam said
I deeply appreiciated ,all friends come here ,to write impotant topic about the Bonn city .
Iwish every one will bring his or her idea to exapnd the history and story our beloved city .
when Iasked my father aw ali masheye ,he poited out ,,BON is nice city with fresh air and peace are very hospitable to every one,
what make to so wonder full ,aw cisman waaber invented the idea ,,ha is caawis.this idea is progressed the activty of the people is dwelling Bon
The second one made so amazing is abdilaahi xassan sa,ad was able to speak varoius langauges including
english ,arabic,french ,etc
yasmiin said
salamu caleykum walalao waxaan ku waydiyay ma hasan cajaladihi ka sheekenayay geeridi nabiga (SCW)
hambalyo aroos said
1 markahor waxaan salaamayaa dhamaan shaqaalaha laanta Afsomaliga gaaar ahaan daadihiyaasha barnaamijika hooyo Ruqiya Maxamud iyo Aabe Daahir Cabdullahi diiriye iyo Cabdi Daahir cabdullahi iyo Xaashi daahir cabdulahi iyo Ardo Daahir cabdulahi iyo dhugdhug daahir cabdulahi iyo sakariye Cabdulahi carab iyo Fahimo Ibrahim Cali iyo falastiin moxamed iyo khadar maxamed colaad iyo cabdiraxman daraawish iyo cabdishugri maxamed colaad iyo cabdirisaaq maxamed colaad iyo dhamaan reer daahir cabdulahi diiriye iyo reer colaad oodhan waxay kaljoogaan dalkan America Europe iyo Nairobi waxaanu hanbalyo iyo bogaadin hawada umarin haynaa (Faadumo Daahir cabdulaahi iyo Cabdiraxman Shekh xuseen ookadhacay aroos koodu Dalkan markanka gaar ahaan magaaalada Minnesota Minneapolis’s waxaan leenahay isku waara gabar iyo caano wiil iyo caano
abdirahmaan hasan caqli said
asc all boon ad bad u mahad santihiin sxba yaal
xoghaya degmada boon said
asc allboon walalayaal aad ayaad umahadsantihin bahda allboon website aad ayay u mahadsanyihiin sida habsamida leh ee ay usoo tabiyaan warka boon waxaan ka codsanayaa maamul ahaan in ay nala soo xidhiidhaan si aan wacyi galin uga samayno si waxbad loogu sameeyo dagmada
cawaale wasir said
salaamu calay kum waad salaaman tahiin dhamaan dad ka sharaf tale ee reer boon aniga oo ku farax san Website allboon oon dad reer boon ah oo iigu dan baysay wakhti fog aan magac dooda ka ar kay aad iyo aad ayaad u mahad san tahiin reer boon waxaanan salaan qaaliya udirayaa inta samaysay Website allboon xidhiidhj wacan waa (wasiir cawaale wasiir) yemen sanca
AHMED YAASIIN said
SXBBAYAAL DHAMAAN REER BOON WAAD MAHADSANTIHIIN DAL IYO DIBADBA GAAR AHAAN WAXAAN SALAMAYAA SXBKA LA YIRAAH HILDAN YARE OO RUNTII SI FIICAN UGU XEYTEY INUU WERARKA BOON SOO GUDBIYO WAANA WAX LAGU FARXO HADAAN NAHAY REER BOON
BOON MARKAAN WERKEEDA MAQLAY HADAN JIIFO WAAN SOO SARA KACAAA WAAYO WAA MEEL DADKEEDU IS JECLAAYEEN HADAN WAXAAN RAJEYNAYAA INEY SIDII AAN KU OGAA UUN ISKU JECEL YIHIIN .
SXB HIILDANOW ANIGU WAXAN AHAY NIN CIYAARAHA AAD U XIISEEYA EE BAL WAXAAD II DIYAARISAA WAXAAD KA XASUUSATO CIYAARTOYGII REER BOON 70KII IYO 80KII IYO CIDII KALE EE MAGACAANTOODA HAYSA
WAAD MAHADSAN TIHIIN DHAMAAN REER BOON .
WISH U A HAPPY AND PROSPERITY
TERVETULAO.
karim ahmed ismail said
salams everyone from Boon..
jus showin some love my people hope your all doing well.
Kh.A.Are said
salaamu calay kum waad salaaman tahiin dhamaan dad ka sharaf tale ee reer boon aniga oo ku farax san Website allboon, sida habsamidaleh ay u suurta galiyeen inay ka qaybqaataan website yada caalamka…waxaanan idinleeyahay akhyaarta samaysay webkaas,
well done.
Waxaan jecelahay hadii allah idmo inaan ka qaybqaato hambalyada loodirayo gabadh reer Boon ah Hiba aw Nuur Ali ooy gabadhi ugu dhalatay maalintii khamiistii taariikhduna ahayd 19th-march 2009,magaalada AbuDhabi ee iskutaga Emaratka Arabta gabadhaas oo loo bixiyey “Asmaa”.
waxaanan leeyahay ” Allahum ajcalhaa minwaliid sacaada waqurat cayn liwaalidihaa” Aaaamiin Aaaamin Aaamin.
regards
Bro….Abu Akram.
sakariye maxamed said
SALAAMU CALAY KUM waxaan gaar usalaamayaa tafaqtiraha allboon.com fadlan hanbalyadan arooska noogudbi waxaan hanbalyo arooskuna waa cawaale wasiir iyo sahra samriye yey waxaan leenahay noqda kuwii iskuwaara wiil iyo caano… waa anigoo ah sakariye maxamed axmed.madiino cumar faarax.aadan maxamed cali. hooyo nimco ismaaciil ibraahin iyo aabo maxamed axmed xirsi.hani cabdulaahi.hibop maxamed faarax khaalid nuux xaawa xuseen faarax dhamaantayo waxaan leenahay noqda ku wii is jeclaada waligood aamii aamiil sakariye maxamed san’a yemen
sakariye maxamed said
SALAAMU CALAY KUM WAXAAN SALAAMAY YAA TAFAQTIRAHA Websites llboon.com shabakadan boon oo dhax dhaxaad ah uu soomalinad iyo somaliya war kooda si wacan u soo gud bisa waxaan talo gaaban kabix nayaa arimaha kusaab san qalo qalo da ee mar wal ba ku soo laalaabanaaya shabakada ah reer awdal waxaan odhan lahaa anu yaan la is ka hor keenin dad ka reer sheekh samaroon walaalayaan shabaka daha saylac.com harowo.com saylicipress.net ah dhaafaan qolooyin ka mar wal ba ay aflagaaday nayaan waayo waxaanahay dad u dam qananaya reer sheekh samaroon caydooda hana la dhaafo walaalo yaal wax yaalaha xun oodhan walaalo waa taladii waxaanan leenahay nin ka tafaq tira ah ah saylicipress.net ha dhaafo waxaas iyo c/risaaq xamaal wax yaala ha ay leeyihiin oodhan sakariye maxamed yemen cadan
fouad said
salaamu claykum
marka hore waxaan salaamayaa bahda albon…..waad fiican tihiin sidaad isku xilqaanteen hawshaas aan yarayn..laakiin mid ayaan idiin shgeegayaa….wxaan jeclaan lahayn inaad dib uhabayn aad ku samaysaan
wayo xaga macloumadka markasta oon furno waxad arkaysaa imisa giri ayaa kuyaala boon idinku waxaad uhaysataan boon inad dadka kusoo jiidatin amkorad uqaadan ….waxaan uragnaa inaad nacsiinaysiin dakawaayo markastoo aad furtid waxaad arki boon imisa guru ayay leedahay bon sidey uegtahy bon maxa lagayidhi waxaxkle oomacluumaad ah olaga faiidaysan karo kumayaalaan markaad ueegto kuwagobolada sida sayla.com harawo .com lughaya.comawdal
way jiraan kuwo wax khalada qora lakin waxbadan yaya kahelay inkastood moodid inay reero uxaqliyaan qaarkod laakiin anagu hadan nahy dadka gobalka udhashay..waxan idinleenahay anugu waxan bilaabay akhrita anoojooga khartoum.waxala ibaray kuwii aan soshegay…dhawan ayn arkay harwo salalawdal albon …..imika waxaan furaa badi haro iyo albon
laki anoo kaxun albon wax haayraatee ood ufaaiidaynaysiin ama xaalada dadka aad kasiinaysiin dadka qurbo joogtaa majirto runtii…ee dub uhabayn kusameya ama iska xidha…..markastiba bon imsa guri bayleedahy dadka nacsiinaysiinba walaahi…….waad mahasan titin
merci
djibouti
Zakaria haji said
walaalayaal waxaan idin waydiiyay waa maxay boon ? somalida asal ahaan malahan wax la yiraahdo boon , so that somalidu waa hal waa mid , please dadka yaan lakala saarin ,
hiildan said
Asc Zakariya
Waad ku mahadsantahay Su’aashaada iyo talada la socotaba
Ugama jeedno Boon magac qabiil, waxayse tahay magac magaalo qadiimi ah , oo ku taalla gobolka qadiimiga ah ee Saylac.
Ateyeh