Comments on: Nala Soo Xidhiidh

By: nour ahmed geleh dhiboutii
salan qali ah hortaa aad iyo ad iyan nii hanbal yay nayaa dhaman walalaha u mujiyay heelin tarikhda umadaa xili ad lo guu haradn yahay ad iyan ni halbal yaynaya dhamantiin

waxan se sii naxarileh an nigaa codsaanaya inad kaa fojiknatan cudurkaa kaa qaybiinta

ee kuu hawarsaday uu madaa kiina qalinka hayaa iyo kaa fikirkaa dhibanayaa dhamantiin

sii doo kala waxan niixasusinaya inad uu daymoo laan halkii uu hormod kaa ka aha maxamoud xarbii farax iyo cabdiraxman candhole iyo in badan sidaa cusman rabee ee jabouti inad wax kaa radiisan sii ugaa nabad kaloo boodka sanadada

waa mahad santiiin

By: ice•Kream™with a 'K' (@AKIANO)
ASC

dhaman halkan waxaan ka salaamay umada reer boon oo dhan ku dalkii jooga iyo kuwa qurbe.

Anyways my main concern is, I have realised this page has been very quiet for a long period, I just like to request the admins and all the members to keep it alive.

Also lets make a facebook group which is much easier to connect

By: abdullahi
aniga meeshaan waxaa u soo galay in aa wax ka fahmo luqada  la yiraahdo  (AF-Boon)  oo wikipediaha ingiriiska ka soo akhriyay.Waxaa maqlay in luqadaan looga hadlo magaalo ka mid ah gobolka (Jubada Dhexe) ee koonfurta soomaaliya! waxaana maqlay in ee ku hadlaan 59qof oo odoyaal ah, badanaa dadkii ku hadli jiray luqadaas ee maanta ku hadlaan lahjada Af-maayga. wax maa ka jiro arintaas!??

By: cilmi yuusuf
A/C suldaan cabdiqani aad iyo aad baan ufiicanahay adigana waxan eebe kaag baryayaa caafimaad inaad kunoolaato walaa hore waxan ujoogi jiray sanca dalka yemen halkaasoo aan degganaa muddo 10 sanadood ah hayeeshee imika waxan degganahay magaalada ottawa eedalka kanada waxan aan soogalay bishii 2 ee sanadakan 2010 markaa sidaa ulasoco marlbaad waan kusalaamayaa cabdiqani adiga bahda kalee eedaadihisa shabakada allboon wixii hadda kadambeeyana kolba war wixii jira waa laguusoo diri donaa insha laah sidaa nabad gelyo

cilmi yuusuf caddaawe

ottawa canada

By: cilmi yuusuf
A/c  mr  A. farah aniguna waan kusalaamay salaan kadb maadama aad sheegtay yemen cumar ibraahiun cadar inbadan buu joogay halkaas oo uukashaqyn jiray waan nin reer boon ah   markaa aniguan aad iyo aad baan usalaamay cumar ibraahin cadar iyo adigaba intaa kadibna meelahaa ad soowaydiisay  waa hubaal inuu garanyo

waxa kale oo iyan an salaamayaa bahda allboon iyo macaamiisheeda ku xidhan

By: A. farah
Mr Omer Ibrahim

waan ku salaamay adiga iyo dhamaan reer boon malay joogaanba

salaataa muslinka dib waxan umalaynayaa, iannadtahay, nin saaxiibkay ahaa oo maga can ladhoho, islamakaana reerboon ah,markaa waxan kuwaydiinayaa su,aal kaliya, ayaan kwaydiinayaa waanad garankataa ninka anigana an ahay waa hadaadtahay ninkaa saaxiibkay ahaa ee an kor ku soo xusay.

SU,aashu waxay tahay, magaranaysaa meelmaga ceeda layidhaahdo [Qadus] iyo [xoobaan] meelahan oo kuyaal, Waddanka yamen.haddaad ninkaa tahay isgaranaeye ilasoo xidhiidh, haddaanad ahaynna.

waan ku salaamay marwalba, salaan qaaliah.

By: ali baashi
Waxaan tiriyay gabaygaaa 19-1-2010

abwaan ali baashi c/ qadir cali dhoof

magaceedu waxaa la dhahaa

dhalin yahay baraa ruga

waana mid aan ugu tala galay umada somaliyed

waxayna ku bilaabaneesaa

Ha dhugan ban lahaa gabay iyo

odhaah sar beeban ee

suugaantu waa dhaqan

udub iyo dhigaal leh

dhamme weeye iyo dheeman

dhayda caanaha maydhan

dhabbaha lagu dhigiyo waxan garan

dhuuxa maan seede

Dhanka bari adoon dhugan

dhabi kuma dhigil tira ee

dhaayuhuse waxay la ilmeen

dhimirka iyo laabta rogay

haduu calan kii dhawaaqay

dhaawac baan ahay yidhi

dhagar qabaa I dheeh tiray

dhalinteeda meeday

halgan kiii dhowri jiray

gumeesi miyuu isku dhiibay

dhaguhu goortay ku dhibceen

dhub baan iri sida ruux dhagool ah

dhalin rogmeen dhabanadiyo

inta dhaqaaqdo oogada

ii dhaga nugloow baan iri calan yahow

dhimbilo bay isugu dhiben

dhiigoodi baa lakala gurayaa

damiirkoodu muu dhiman wali

dheegag baa haleelay

dhunkaaleesi bay jiraan qarkod

dhibaatada iyagoo ka dhiidhinaya ee

dheeha aad u jeedo caliyoow

waa lama huran dhulkiini hooyo

dhoobaduse waa dharag iyo

dhaxan celis aan dhamaan

inta dhaw ama dheer

dhadig iyo labood

dhuuxeega inta ah

dhambaal iga gaadhsii

dhulka iyo dhirtaiyo

dhowr kaloo badan baa

ka dhur sugaye u sheeg

ha soo dhaqaaaqan dhalinta oo yu

dhagar qabe igu dhaanta cayaarin

dhamastaad ku dhigtan kaa

ha muudsado dacar iyo dhunkal

dhawaaq baan u dirayaa

dhagax buur iyo madheera

dhaman dhulkeegi hooyo

dhaankuse waxan u raran

dhan walbay Somali u

culata ee dhiiqsi iyo dhiil

dhalinyahay baraaruga

oo dalku yuu kala dhiman

dhugmeen iyo maanan idinka sugi

dhimbisha lagu aasaya ee

curiye

Ali baashi abdu qaadir ali dhoof

waxay daba socotaa mansadii horer

waxaana wax ku tusayaa dhalinta somaliyeed

waxaana la dhahaa

dhalinyahay baraaruga

Qaaflayda gabay waayahaan maan qorin

qof walba markuu ku hadaqay baa

qandalka isaga qufulay

afkuse is qaban maayo

somali intay qaafil tahay

qasad umaan laheen maansada tan

qumaati se waan u qotominayaa

gabayguna qiyaastii waa laygu qeebshaa

mana qaarar gooyoo

xarafaan ku qayidayaa

qaladkii maanta dhacay baaa

u dhaansaday quladeedi

qeelo dhaan baan dirayaa

qalbi daharre iyo qardho

dhamaan qaab siman dhulkeegi

qurac walbay somali harsato

waa inaan qaaf wax ugu sheega e

qaab walbuu u qubay dhigeena

qaab xume gumeestihi ee

umaday qaxar ku hayaan

qaanidiintii ku qowlka aheed ee

qalbigoodu waxaan jirin buu

afkoodu qubayaa ee

quluubtay ka qufulaan dhalinta

iyagoon quraanka bbarin ee

qudhay ka jaraan umada iyagoo

qolaba qolada kale ku qireesa ee

qaladkooda kii gartay

qisaas weeye yiraahdaan ee

adimaday jaraan qaarkood

iyagoonquudba aan u hayn ee

qaarbaa badaha ku qalibma oo

yixaas ku qeebba mar cuna ee

qaarbaa qatan ooquud la’aan

qabriga qalinka ugu dhacay ee

hadaan layska qaban

qumaati aan loo kicin

wuu siyaadayaa qaraxa iyo baaska darane

qumanayaalkii daraawiish

allow yaa qabriyada dib uga soo saara

qamar iyo ardaydii qalin jabineesay

dhaqaatiirti wax inoo qali lahaa iyo

wasiiradii qaranka yaga

qadaf laguma laayeen haday

somalihaday qaansada gobanimo saaran ee

qoodhlayn ma jirteen iyo

geesi la qoor gooya ee

afartaa qaaf ma ku qowlay oo

qodob maan joojin

afarkalaanse ku qowlayaa e oo

yaan loo qaban dhacleen

qiimahu gabaygu leeyahay ee

waa digniin qota dheer somaliyeey

aduunyadan qolofta ween iyo

aakhirada nagu aadan baa

qowl ka dhahayaa ee oo

yaan lay quursan  quranka iyo

xadiiskaa qodob uga dhigayaa ee

qadaf qadafta beenta ah

qiyaamahaa ka dambeeya ee

qofba wuxuu qubay baa

qoorta loo surayaa ee

qabiil qoray loo qaadiyo

aan jirin qiil iyo laa luush ee oo

yaan dalkeegu qabsanin

qaab xume gumeestihii e

hashii maan deeq yay qandhon oo

gumeesi gacanta u galine

gaawuhu yuu hoos dhigan

qoys aan somaali aheene

qaadiroow inala qotomi

qiimaha qaranku leeyahyee

oo waan ku qirayaa somali yaan laka qaarin

By: abwan axmad daljir
soomaalida tahriibka oo kudhiban faraha talyaaniga

By: A.Barkhadle.I(waraabe-cadde)
Reer Boonaw sida biyahiina loogu daalayo ,ee dadku idiinku hadaado eeydaan biyo ka dhergin ayaa webkiinana loogu haraadayaa… ee wax ka bedela, caydana ka saara , munaafiqnimo meydaan lahaan jirin

Dhagax joog abaarsadey , huduu eello ku hayaamo,

Kola ooli maayee hadduu oli xun , soo qaato.

Abaalikiisu saw inanta ood erido uun ma ahineeeee…. kaftan kuna inoo furan….

By: A.Barkhadle.I(waraabe-cadde)
Waaryaada reer boonaw, ma nimankii soleyga soleygada hayn jirey baa  maanta taariikh odorosaya,waar waxaad nagaga taalan halka dabadu geel kaga taal, gadabuursina dankiinaa looga soo dhacay,l intoo idiin dawyahiin uriye, ceegaag iyo sararka colku ku jabay , mise wali aftoox baadin ka cabtaan, mise gabaygii ma bedesheen ahaa:

Biyaheeda ma anaa ka dhigey buurta dabadeeda.

Bilisteeda ma anaa ka dhigey bidada yoodhaa dha.

Boqorgeeda ma anaa ka dhigey bini ma quudhaanka.

Odeygii badhyaha weyn lahaa boon u tegi maayo

Bare oo buley looga dhigey boon u tegi maayo.

Ma bedesheen wali dhaqankii la idinku ogaa mise waa gediini wali, mise xaalkiinu waa soo xidho cunaabigii, mise waa caruur iyo haween ciiltirena aan joogin, mise waa bahdeeni walaaq la isku keen ?…. yaa ka masuul ah een la xidhiidhnaa reer iskaa wax u qabsaw, wataan hada aad caleemo saar wadaanee…