Salaamaha Reer Boon

By Xasan Cabdi Kulmiye (SOKEEYE)

 

Marka hore waxaan halkan ka salaamayna tafaftirayaasha ama mulkilahaa (allboon.com). Walaal ama sxb  runti aad ayaan ugu faraxnay markaan aragnay site Boon ah. Waanad ku mahadsantahay hawshaa ad hayso.

Read more of this post

Dhaqaale Xumida Lasoo Daristay Shirkadaha Wax Dhoofiya, Saamayn Kuma Yeelan Kuwa Hubka Dhoofiya

Mahdi Ghandi

 Sannadahan dambe Shirkadaha hubku waxay noqdeen kuwa ugu badan ee dhoofiya wax soo saarka adduunka, faalo lagu soo daabacay shabakad madaxbanaan oo Holland laga leeyahay waxayna ku bilowday sidan :-shanta wadan ee ugu badan dhoofinta hubka sannadkii 2009kii waxaa ka soo galay isku celcelis adduun dhan $100bilyan oo dollar waa markii ugu horaysay taariikhda adduunka ee la dhoofiyo hubkii ugu badnaa caalamka, sannadihii ugu dambeeyay shirkadaha waaweyn ee caalamka waxaa la soo darsay dhaqaalo xumo oo sobobtay in shaqaale iyo shaqooyin badan ay meesha ka baxaan dhaqaalo xumadaasi saamayn wayn kuma yeelan shirkadaha dhoofiya wax soo saarka dhiiga qulquliya sobobtoo ah dhoofinta hubku waa dagaal casriya oo lagu tijaabinayo hubka casriga ah iyo fidinta fikradaha wadamada hubka gada ay ka leeyihiin dano gaara iwm. hadii aan soo qaadano shanta wadan ee ugu badan hubka la dhoofiyo oo uu dhaqaale badani ka soo galo gaar ahaan reer Galbeedka iyo Russia waxay kala yihiin Sidan:- Read more of this post

Arligaygoow: Maxamuud Ciise Cumar – TimaJilic (AUN)

Walhad: Raage Ugaas

Waa geeraar uu ku amaanayo faraskiisii la odhan jiray “Weehad”. Geeraarkan wuxuu inagula daadegayaa siyaabaha eebbe ugu deeqay Weehad, iyo wax qabadkiisi. Dabeecadihiisa Dagaal iyo Habsami Socodkiisa, Muuqaalka Quruxdiisa, arimahaas oo dhan ayuu ku tilmaamayaa geeraarkan.
Wuxuu kale oo uu geeraarka ku furayaa dhowr beyd oo uu kaga waramayo aftahanimadiisa ilaahay siiyey, oo soomaali badankeed ku tixgaliso isaga:
Read more of this post

Dalladda HiilDan Media oo Hawada Soo Gashay: HiilDanMedia On The Air.

Waxan ogeysiinaynaa dhammaanba Bahda HiilDan iyo AllBoon, inay hawada soo gashay shabakada Caalamiga ah ee HiilDanMedia.Com.  Shabakadaasi waxay noqon doontaa dallad isku xidha shabakadaha HiilDan.com, AllBoon.com iyo Gargoorray.Wordpress.com. Waxyaabo cusub ayay dallladani kusoo kordhin doontaa waxyaabihii ad horey noogaga barateen. Hawsha halkan ku burburtayna waxa ku faro yaraystay isla markaana wali faraha ku haya SAMARROON ROOBLE XASAN WACAYS,  oo isaga la’aantii aanay waxba noo suurto galeen. 

HiilDanMedia Network, ciwaankeedu waa http://hiildanmedia.com

Raage Ugaas: Soow Waxan Ilaawaba, Mid Xumi Ima Ogeysiiyo

By Faarax Geeydh

Raage Ugaas wuxuu gabaygan ka tiriyay dagaal ay jifadiisu (MaalinGuur) iyo Jifo Kale ooy hayb korre wadaagaan (Reer Amaadin) Wada galeen.
Dagaalkan waxaa lagaga guuleystay Jifada Raage Ugaas ka dhashay. Raage oo ku baroor diiqaya ragii ku le’eday dagaalkaas, sida Aw Cumar Xaashi, Aw-Faarax Warfaa ooy ilma adeer ahaayeen, ayuu tirshay Gabaygan. Raage ugaas wuxuu kaloo arkay, ragii dhintay, dumaashoodii inay heleen rag aan dhigmin kuwii horre oo uu isagu dhaliilsanaa. Gabaygan ayuu mariyay oo soomalida inteeda badani ku faafay.

Read more of this post

Qisadii Raage Ugaas iyo Garaad Faarax Wiilwaal

By Faarax Geydh

Guurkii iyo is af-garadkii dhiigu ku qubtay

Qisadani akhristoow waxey ku saabsantahay rag caan ah oo soomalida ku magac bixiyay, Abwaano iyo Talis xukumona isugu jira. Qisadani waxey ka bilaabatay Raage Ugaas iyo Nin uu gabadh ka doonay oo reer jigjiga ah, kadibse dad badan aafeysay. Raage Ugaas wuxuu ku dhashay ceelka sasabane ee ogaadeeniya, kana tirsan gobolka jarareed ee xarunta utahay Dhagax-Buur. Raage Ugaas wuxuu kasoo jeedaa qoys talin jiray oo ugaasyo ahaa badankood, aabihii Waa Ugaas Warfaa Faarax Samatar, Raage waxaa kor uga weynaa Walaalkii Xuseen oo isna Ugaas noqday.

Read more of this post

Ma Noolaan Kartaa Cunto Iyo Cabitaan La’aan, Muddo 70 Sanadood Ah?.

Bal qisadan yaabka badan leh akhristayaal nala akhrista,  odaygan oo jira 83 sanadood ayaa ku andacoonaya inuu 70kii sanadood ee ugu danbaysay noloshiisa aanu waxba cunin waxna cabbin. Wuxu aaminsanyahay inay karaamaysay Ilaahiyad (Goddess) isagoo ya,r oo sidaa daraadeed ay u suurto gashay inuu noolaan karo cunto iyo cabitaan la’aan.  Magaciisu waa JANI, waana Hindu, ma jinbaa ma Insibaa ayaa lays weydiinayaa, waxana isugu soo ururay saynisyahanadii adduunka, gaar ahaan kuwa India,  oo raba inay ogaadaan wuxu ka samaysan yahay.

Read more of this post

Intuba Wada Rigaaxan..!!!

BY: Rigaax Awliyo Reer Boon

Haddii an UUDUB  u Codayn lahaa

Huuhaada Habar Yoonista 

Isku wada Haysta Libaaxa

Hadana an isa Sharrixi karin

In la Hoos tegaan Nacay..!!

Read more of this post

Doorashada UK: Ciida-Galaynta Xisbiga Mucaaradka ee ‘Conservative’ – ka

  Read more of this post

Maansadii MAWQIF: Taageero Aqoonyahanka Tolka


Waxaan taageero hiil iyo hooba u dirayaa shirka madaxda beesha samaroon ku yeesheen magaalada minisota ee dalka maraykanka waxaan odhan lahaa habalyo hambalyo mabruukiin alfa mabruukiin waa talaabo horay loo qaaday una qabsoomay si farxadi ku dheehantahay waxan ilahay uga rajaynayaa kii umada u horseeda karaamo ,horowmariyo guul waxan ku cabiri lahaa farxadayda ereyadan kooban ee guubaabada ah,

Gabay: Oohintii Saylac.

 

Read more of this post

DanYare iyo DaNana: ‘Single Mother’, Yaa Qaba?

Badheedhaha HiilDan: Isma Seegno Waligeen..!

 

Read more of this post

30 Adelite intellectuals can do more than what a whole nation couldn’t do it.

“The thing always happens that you really believe in and the belief in a thing makes it happen”. -Frank Lloyd Wright 
 
As I was reading one day the history of the formation of the Jewish state in the Palestinian land,little did I know that few people was about to change the world and can create real state or functioning power full country. Until I have read about the Jews, particularly their Herzl Theodor and his 299 men when they did the mysterious event in the history of this world at the time they gathered in the city of Basel in Switzerland in 1897 to discuss about the fate of their people and how to create a state that belongs to them ,named Israel in Palestine. Herzl it was him,the leader of the Jewish educators at that time who paved a way for the Jewish state in the Arab lands.
 

Read more of this post

Guusha Samarroon Siciid Waxay Ku Jirtaa, Taageerida Samarroon Siciid

ma ogtahay xalan seexdayoon  salalay fiidkiiye
ma ogtahay siraad kan arkiyo nuur la sanyadoe
ma ogtahay sifaha guushu waa ina dul saaraye
ma ogtahay sinaan baa dhacdiyo saacidiyo khayre
ma ogtahay waxaan seegnaynbaa saaxi loo helaye

Read more of this post

Gadabuursi Waxa Ku Dhacay Laba Geeriyaad

By Faysal Cabdi (ABROONE)

Mahadi Ilaahay bay u sugnaatay,isaga ayaanu mahadinaynaa,gargaarsanaynaa dambi dhaafna waydiisanaynaa, Ilaahay korreeye ayaannu ka magan galaynaa sharka naftayada iyo camaladayada xumaantooda. Kii uu hanuuniyo Ilaahay cid hallayn karta ma leh, kii uu halleeyana cid hanuunin karta ma laha.Waxaanan qirayaa in Ilaahay mooyee Ilaah kale jirin,kelidii yahay cid xukunka la wadaagtaana aanay jirin, waxaa kaloon qirayaa in Muxumedna uu addoonkiisii iyo Rasuulkiisii uu yahay. “Rabbiyow ii sharax aniga laabtayda, iina fududee aniga amarkayga, kana fur guntinta carrabkayga, ha garteen hadalkaygee“.

Read more of this post

Haddaad Saado-Bureeqooy, Fankii U Badashay Siyaasad..!

 Sammaani kuma bannaannoo, Xummaanbay Barkan yihiine,  Bal maxaa lagu sifeeyaayoo,  Bulshooy Lagu sixi karaayaa,  An  kitaabada u  baadhno ..!!!

 
Read more of this post

Mucaaradka Jabuuti, oo Ka Hadlay Doorashada Soo Socota

 

 

Doorashooyinka madaxtinimada wadanka Jabuuti ayaa waxay ka dhici doontaa dalkaasi Horaanta sannadka soo socda ee 2011 waxaana soo baxaya mucaarad xoogan oo ay kaga soo horjeedaan Qurbajoogta Reer jabuuti ee Caalamka iyo Axsaabta mumcaradka  kuwaasi oo madaxweynaha lu eedeynaya inuu doonayo inuu dastuurka wax ka badelo.

Read more of this post

Hambalyo SaylacNews Hambalyo !!

 

 

  
Read more of this post

Ma Waxa Boon Jooga Budhcad Buureed?: Muxuu Madaxweynuhu u Booqan Waayay?

SII AKHRI: READ MORE 

Shirka Minniapolis, Waa Muftaax Furi Doona ‘Container-ka’ Ay Reer Awdal Ku Dhex Siriireen.

By McShariif
 
Talaabooyinka leh horumarka ee ay wadaan qurbajooga USA ee reer Awdal iyo shirka la hadal hayo ee dhawaan ka dhicidoona Minnianpolis waa guul usoo hoyatay reer Awdal inkasta oo ay dadka qaarkii sii hor cararayaan ulbooc ahna ugu tukubayaan sidii ay kolba u kala firdhin lahaayeen bahda dan-wadaagta reer Awdal ee jecel inay dadkooda dhinac ka raacaan iyagoo ka xoroobay xaga fikirka jilbahana u aastay sidii ay dhulkooda ugusoo celin lahaayeen sharaftii laynagu yaqaanay hadaan nahay reerka ugu xadaarada dheer geeska Africa uguna da’da weyn Somaliland iyo Somaliyaba.  

Read more of this post

Danta Samarroon Ayaa Ka Horreysa, Danta Somaliland

 By Farxaan Aadan Warsame

Waxaa wax aad loola yaabo ah inuu abtigay maxamuud cabdilaahi rooble yidhaahdo ajandaha shirka minisoota waxaa soo sameeyay dahir Rayaale oo codsaday in lagaga hadlin  waxaad waxaasna lagaga hadlo abti ma danta daahir rayaale ayaa tolku isugu imanayay mise danta beesha samaroon waa yaaaaaab samaroon waa lagu yaqaanay inay iyagu isu fiirsadaan ee hadaanu nahay jaaliyada reer awdal iyo salal ee ku dhaqan dalka switzerland waxaan leenahay prof ahmed ismaciil samatay iyo ugaas c/rashiid ugaas rooble ugaas doodi hanbalyo hanbalyo hanbalyo shirku yaanu dibu dhicin waxaa samaroon dani ugu jirtana kaga hadla  anaguna hadii aanu nahay dhalinyartii samaroon waan idin garab taganahay

Read more of this post

Shirka Minnesota cidii danaha Awdal lexejeclo ka qabti ha ka qaybgasho ninwalba siduu wax u arkana ha ka dhexsheego. Laakiin waxba yaynaan iskugu iman waxbana yaynaan qabsan arin maaha

Khatumada ha seegina

Ragyahaw khayrka diidaayi

 Khalkhalkii abuurmina

Tolkuu khaayis galiyaaye

 Hadaydaan khiyaamada kujirin

Nala khilaaweeya

By CABDALE  AW-FAARAX SIGAD

Read more of this post

Rayaale oo ku Hungoobay Buuhoodle, Booramana ku sasabanaya Baroor iyo Beer-laxawsi Been Ah

Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin wuxu ku hungoobay hammigiisii ahaa inuu degaanada Bari u badiyo gobolnimo iyo dakhliba,  si uu uga kasbado taageero badan.  Taasina waxay dhacday  kadib markii aynu xalay ka fiirsannay UNIVERSAL TV,  Gobolka Buuhoodle oo ka mid ahaa goboladii uu madaxweynuhu dhawaan magacaabay, oo dadweynihiisii intay isku soo baxeen  dusha saareen calanka  buluuga ah,  ee astaanta u ah xorriyadda Soomaaliyeed. Isla shalay galab wuxu Madaxweyne Rayaale soo gaadhay Boorama isagoo ka faa’iidaysanaya  aaska Marxuum Maxamad Xasan Mataan (AUN),  oo ahaa  muwaadin reer Awdal ah, oo kaalin weyn kasoo  qaatay ololaha gooni isu taaga Somaliland.  Balse sida dad badani tuhunsanyihiin Madaxweynuhu imika ayuu is ogaaday inuu gobolkiisii dayacay, dadkiisiina xabaal ku wada riday, wuxuna  u yimidi inuu  baroor been ah ku sasabto reer Boorama, si aanay uga gu’in Somaliland.  Isla saakana wuxu bilaabay booqashooyin uu ku gaalaa-bixinayo bar tilmaameedyada ugu caansan uguna da’a weyn Boorama, sida Cammuud.

Read more of this post

Bililiqaysiga Xabaalaha: Haddii La Yaabo Yaasiinka

Minnesota Tol Convocation Will Go Ahead Next Week And It Will Neither Be Fruitless Nor Collapse Just Because Specific Group Of People Is Missing

By Samaroon Rooble
PRAISE BELONGS TO THE ONE
I will start with my pen welcoming this upcoming historic Tol-convocation of the great Samaroons in the city of minnesota within the next few days that will happen to change and save the future of Adal generations in the short and the long term against uncertainty. The Majority of Adalites have long been waiting to see a day like this where all the different kinds of the Adal communities come together as a Tol to implant some concrete resolutions for  the community,and it is known to us that this kind of Convocation at this time of the century is really needed to pull us out clearly from the mishaps.

Read more of this post

Abwaan Maxamad-Gacan iyo Heesta Maanta: Baadi Goob

qaybta wiilka

 Barashadu sarseeriyo

hadimada badhkeediyo

boqno goynta idilkeed

inan yahay  badhaadhaha

kuma soo baxaysoo

baashaalka noloshana
Read more of this post

Boon Daawo Dacalada: Bal Yar Daawo Dacalada..!!!

Read more of this post

Shirweynaha Daahfurka Gadabuursi iyo Duruufaha Ku Gadaaman

  Qore.A. Barkhadle. I

Waxaa wax lagu diirsado noqdaytay war murtiyeed ka soo baxay xarunta aqoonyahanadda gadabuursi ee Minesota, hadal lagu diirsaday, kii furuq hayeyna ka soo bogsoodey, kii calaacali jireyna ku diirsaday, kii dhan xun wax u wadi jireyna ka xumaaday.

Read more of this post

Waa Wareey: Sidani Maxay Tahay?

Waar shabakadii sidee loo badalay?

Mucaaradka Djbouti oo Shaaca ka Qaaday, Inay Raaci Doonaan Raadkii FRUD

Ahmed Reyale

Kiev, Ukraine (RBC Radio) Hogaamiyaasha isbahaysiga mucaaradka ee Dalka Djibouti AYAA shaaca ka qaaday à Ay raaci doonaan wadada ay ku socoto jabhada FRUD ee ka dagaalanta waqoyiga Dalka Djibouti halkaasi oo ay ciidamada dowlada Kula dagaalamaan.

Hadaba, hadalkaasi iyo kulamo ay xubnaha mucaaradka Djibouti dhowaanahan ay ku yeelanayeen wadanka Belgique Ayaan wareysi ku saabsan waxaan kala yeelanay Axmed Reyaale oo ka mi ah xubnaha mucaaradka ee Dalka Djibouti. Waxaana aan wareysigan La yeelanay isagoo ku Sugan magaalada Kiev ee xarunta Dalka Ukraine.

  Read more of this post

Boorama oo Boon Kaga Dayatay Iskaa Wax U Qabso: Dawladduse Ma u Bogi Doontaa?

Bulshada ku nool caasimad weynta  Boorama,  ahna bulshada ugu ballaadhan  bulsho weynta beelaha Samarroon ee gobolada Awdal, Djibouti iyo Harawa. Aayaa waxay ku tallaabsadeen isu soo bax taariikhiya oo lagu dhisayo jidka u dhaxeeya  Boorama iyo Dila.  Mabda’ an  isaga ah oo kasoo if-baxay, isla markaana ay kaga daydeen  Degmada Boon (caasimada labaad  Awdal) , ayaa waxa magaciisa la yidhaahdaa ‘Hays Caawiso’  ama  ‘Iskaa Wax u Qabso’

Read more of this post

Xildhibaanka Kaliya ee Beesha Ciise, Oo Kuraamaha ka Aa’ay Kursi Caabudayaasha UDUB iyo Kalidii Taliyaha Geelle

Xildhibaanka kaliya ee beelaha Ciise ku leeyihiin golaha wakiilada ee Jamhuuriyadda Diimuqraadiidka ah ee Somaliland, Xildhibaan AAREEYE.  Ayaa si kulul ugu eedeeyay in xukumada wakhtigan jirta ee ka talisa Somaliland  ay tahay mid ku dhisan dheel-dheel iyo dhalanteed lagu dhaka faarinayo bulshada Somaliland.  Haddii xusbiga iyo xukumada talada dalka haya ee UDUB ay sidaas ku sii socdaana,  inay dalka dhaxalsiin doonaan burbur dhan walba leh oo lagu kala dhaqaaqo.  Warkaasi oo faah-faahsan:

HALKAN KA AKHRISO: READ MORE..

Allaha U Naxariisto Marxuum Maxamad Xasan Mataan

Bahda HiilDan iyo AllBoon,  waxay dhammantood tacsi tiiraanyo badan gaadhsiinayaan ehelkii iyo qooyskii iyo qaraabadii iyo dhammaanba ummaddii uu ka baxay Marxuum MAXAMAD XASAN MATAAN, oo maanta ku geeriyooday magaalada London, ee dalkan Ingiriiska.    Ilaaha Raxmaanka iyo Raxaiimka ah,  waxan ka baryaynaa inuu Marxuum Maxamad ka waraabiyo NAXARIISTII JANNO, dhammaanteena uu inaga siiyo SAMIR iyo IIMAAN.

INAA LILAAH WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

maxamed-xasan-mataan

Jadwalka: Wada-Xaajoodka Wax-Garadka Gadabuursi: North America

Maantaba malkaa inagu qummane, yaan la gees marine,  

Marka aanad hammon noloshu waa, mooyi dabadeede,

Madhax ma laha aadmigu wuxuu, kuu mitamiyaaye,

macaluul wax kaagama taraan, maal laguu guraye,

midigtaadu waxay xoogsataa, maydha kaa jara e’ ,

Abdillahi Suldaan Maxamed ( Timacadde), 1971

“In the mighty vortex of history, which inevitably crushes all peoples that are not as hard and as flexible as steel, such a community could not permanently maintain itself”  (Theodore Mommsen, 1908). Without overlooking the discernable variability in the condition of the Somali people, these are, indeed, dark times for the majority. All indictors of the major spheres of existence, from environmental, economic, cultural, political, to personal security, point to the build up of vulnerabilities, best captured by this alarming fact: nearly half of the population is now considered as malnourished.

Read more of this post

Hambalyo Aroos: Boqor Axmad Xaashi Aadan iyo Boqorad Siciid Aw-Gamboole

Dhammaan dadkan hoos magacdoodu ku qoran yihiin, dadkaas oo wada jooga  wadanka  Canada   gaar ahan gobolka  Alberta  magaalo madaxdiisa   Edmonton waxay tahniyad iyo bogaadin aan  lasoo koobi karin hawda u marinayaan     Axmad  Xaashi  Aadan  iyo       Kaltuun  Siciid Aw ganboole  oo 12 kii bishan March   aqalgaloodu ka dhacay  magaalada boorama       waxaan leenahay noqda kuwii isku waara  ubad khayr qabana ilaahay  siiyo.          aamiin   aamiin  aamiin ….. Read more of this post

Hambalyo Aroos: Boqor Mustafe iyo Boqorad Yurub

 GACAL IYO XIGAALABA GUURKIINA LAGU FARAX

Anaga oo ah AWDAL/SALAL Brothers ee gobolada Maryland iyo Virgina ( USA ) waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa meherka BOQORKA Mustafe Cumar Suldan iyo BOQORADA Prof: Yurub Abdirahman Mumin oo meherkoodu ka dhacay magalada Borama gaar ahaan Hotel Rays.

Read more of this post

Xariirad, oo ay isku hayaan Bahabar Celi iyo Reer Dudub!!!

Sida taariikhda lagu hayo, waxa xariirad ugu soo hor dagey oo loogu yimiday  oday la odhan jiray Sh Awaare oo kasoo jeeda  Bahabar Cei-Maxamdcase-Samarroon waxayna ahayd wakhtiyadii Mujaahid Imaam Axmad Guray (AUN). Sheekh Awaare wuxu aakhirkii u guuray dhinaca buuraha, halkaasi oo ilaa iyo imika uu ku xaabalan yahay jiidda la yidhaahdo Sh Awaare ee u dhoow buurta Libaaxley. 

Read more of this post

Abwaan Af-Gudhiye Uma Qalmo, In Lagu Xidho Xariirad.

Odayo badan oo kasoo jeeda beel-weynta Habar Xuseen-Maxadcase Samarroon ayaa waxay wararku sheegayaan in lagu xidhay magaalada Xariirad kadib markii loogu yeedhay inay marka horaba ka qayb galaan wada-xaajoodyo beesha uga socda halkaasi.  Odaydan waxa ka mid ah,  Abwaan abwaan ka tegay oo aad iyo aad u asluub iyo anshax iyo odhaah wanaagsan, magaciisana la yidhaahdo Axmad Siciid Daahir kuna magac dheer AF-GUDHIYE.  Libaax nimaan aqoonbaa lax ka rida, aad iyo aad baan uga xunnahay in Abwaan Af-gudhiye la bah dilo oo xadhig loo quudho.
Read more of this post

Ruug Cadaadiga Reer Binu Axmad, Oo Ku Shiraya Jabuuti

 Madax dhaqmeedada ugu darajada sarreeya reeraha Sh Isaxaaq Binu Axmad iyo Reeraha Sh Ciise Binu Axmad (Waa tafiirta Isaaq ka dhaadhicayay Ciise, sabaanadii colaadaha SNM vs Somalis),  ayaa sida lagu tibaaxay isugu soo tuulmay magaalada Jabuuti, ee caasimadda dalka Jamhuuriyadda Jabuuti. Si ay uga wada tashadaan taaba galinta, boqortooyo tayo leh, oo ka talisa  Geeska Afrika. Boqortooyadaasi  oo Ugaaska Ciise u noqon doono boqorka guud, beelaha Reer Sh.Isaxaaqna ku noqon doonaan ku xigeenada iyo la taliyayaasha boqorkaas isaga ah.  Dawlada Ismaaciil Cumar Geelle  ayaa marti qaadkan isaga ah ugu  fidisay dhammaanba  safka hore, ee madax dhaqmeedada, guurtida, ganacsatada, culimada  iyo abwaanada ugu mansab iyo magac dheer beelaha reer  Sh.Isaxaaq.

Read more of this post

Dhagar Qabayaashii SNM, Goormaa Maxkamad Lasoo Taagi?

Markaa maxaa dacwo loogu soo oogi waayey nimankan u talin jirey ururkii gacankudhiiglaha ahaa ee SNM. SIDA SIILANYO, INA BIIXI, DHEGAWEYNE, INA KAAHIN , TOLWAA, INA XAASHI, CABDILLAHI DIRAWAL, CALIGUREY, IYO mujriinta kale ee degan hargeysa. Maxaa lala sugayaa miyaan xasuuqi dadkii dadkooda la laayey aaney ka dhiidhiyeyn.  Wakhtigu isaagaa iman la iskagana hadhi maayo …..

 Qore. A.Barkhadle.I(Waraabe-Cadde)

Read more of this post

Hambalyo Dhalasho Farxad Leh: Samsam Maxamuud..

Dhamaan  reer cige guuleed Waxay  hanbalyo  u diraynaa maxamud c/laahi cige iyo xaawa cige guuleed oo gabadhi uugu dhalatay cariga ingiriiska gaar ahaan london gabadhaas oo loo bixiyay samsam maxamud waxan ilaahay uuga baryaynaa inuu ilaahay ka dhigo tii diinteeda iyo dalkeega anfacda aamin aamin aamin

 

Read more of this post

Bahabar Celi Ma Shirine, Sheeko Kale Ma Haysaan?

Saxaafadda qaarkood ayaa lagu soo qoray in beel weynta HABAR XUSEEN/MAXADCASE/SAMARROON, oo lagu naanayso BAHABAR CELI,  ahna reerka ay ka dhasheen hogaamiye siyaasadeed- dhaqmeedadii ugu caansanaa bulsho-weynta beelaha Samaroon. Raggaasi oo ay ka mid ahaayeen Xaaji Diide (Governor of Adel/Djibouti), Jaamac Saylici (President of Djibouti), Faahiye-Gadhacase (very First Sultan of Borama), Xaaji Kuul iyo rag kale oo badan, iyo musharraxa madaxweyne ku xigeeenka xusbiga  KULMIYE, ee wakhtigan xaadirka ah, C/Raxmaan Saylici.  Inay beshaasu ku shireen meesha la yidhaahdo XARIIRAD, oo ay go’aan ku gaadheen inay taageeraan xusbiga UDUB, ee haya talada dalka Somaliland.

Read more of this post

CIISE Ooda Soo Jabi, Al-xudhuuna Soo Dhaaf..!!!!!

“Xaqiiqatan waa wax aan la yeeli karin, anigaanba yeelayn inay yimaaddaan oo qofna ma yeelayo shaqadaada ha qabto, laymana soo sheegin. Sababtoo ah, Madaxweynahaa ila soo hadlay, aniga ayaanu ii xil saaray hawsha amniga ilaa ay dhammaanayso hawsha Caleemo-saarku. Waxaanan u xilsaaranahay Lawya-caddo ilaa Saylac oo ah inta la soo marayo.”

Read more of this post

La Mood, Noqonse Weyday

Tuug ayaa ii galay jidkii, aniga oo socda ayuu yiri joogso, waan joogsaday, suu yiri ookiyaalaha siib, aan siibay, uu yiri, shaatiga siib aan siibay, uu yiri, saacada siib, aan siibay, uu yiri garanka siib, aan siibay,uu yiri  hoos guntiga siib, aan siibay, uu yiri kabaha sib, aan siibay,ee uu igu hadhay kaliya kastoomihii ama kalsoonkii ninba siduu u yaqaan,oo aan iminka dadka soo gaadhay, inta le uga hadhanay noloshiisa waxay ahayd haduu dhahi lahaa  faraatiga siib, waxaa la dhahi lahaa kan maroodi maa maray .  !!!!

 Qore :A.Barkhadle.I(waraabe-cadde).

Read more of this post

BAAQ: Qaylo-Dhaan Abaar

                               

HALOO GURMADO  DEEGANKA  AAFADU KADHACDAY  EE KONFURTA IYO BUURALAYDA DEGMADA SAYLAC.                                                                          

Read more of this post

Tacsi: marxuum Sheekh Ibraahim Xaaji Xasan, Macalowle

Inaa Lilaah Wa Inaa Ilaahi Raajucuun.

 Anigoo ah Cabdale  Aw Farah Sigad  kuna hadlaya magacayga kan xaaskayga iyo  guud ahaan magaca reer Aw faarax sigad oo dalka gudihiisa iyo dibadiisaba kala jooga waxan tacsi tiiraanyo leh u diryaa dhamaan qoyskii iyo qarabadii uu ka baxay marxuun Sheekh Ibraahim Xaaji Xasan, Macalowle oo dhawaan ku geeriyooday magaalada Diridhaba ee Dalka Ethiopia.

Read more of this post

Qaabka Aasaasiga Ah, Ee Ciyaartooyda Loo Xusho

By Mahdi-Ghandi
 

Guud ahaan dhalinyarada ciyaaraha ciyaarta  waxay u kala baxaan labo qaybood:

 (A) Qof jecel ciyaaraha oo u ciyaara hiwaayad ( Hobby) iyo  

B) Qof u ciyaara naadi ( Proffesional player),

Read more of this post

Reenka Samaroon, Maxadcasaa keenay !!

By Rigaax Awliyo Reer Boon

Anigu waxan rumaysanahay in Gadabuursi reen badan yahay, Isaaqna riyo (hawaawi) badan yahay, Ciisana ruqaansi badan yahay. Samaroon baanse imka ka hadlayaa oo  an qalinka  iyo haraga u qaatay anigoo  an jeclayn in reenkayga  la maqlo, laakiin mar-mar iska yar reema, kuna reema reer tolkay. 

Read more of this post

TACSI: Marxuum Farxaan Maxamad Aadan Ducaale (AUN)

Anigoo ah suldaan Muumin suldaan Caateeye suldaan Faahiye kuna hadlaya magacayga, magaca qoyskayga   magaca reer Suldaan Caateeye Suldaan Faahiye, magaca suldaanka guud ee beesha Maxad case suldaan Ibraahim Jaamac Samatar ,waxaan tacsi tiiraanyo leh udiraynaa Maxamed Aadan Ducaale  (Candha-Goo) oo ku nool agaalada Ottawa ee dalka CANADA 

Read more of this post

Maansadii KASMO

Kalawliyo karuurra

Kadinkii  Gargaara

Kaydka ceelasha oomay

Kaymaha abaarsaday

Kulaylkani  noolaha

Kulli wada abbaaray

Read more of this post

Tawxiidkiyo Quraankiyo, Tusbaxa Yaan Laga Tegin..!

 

Read more of this post

Waa Ayaantii ARDAA iyo Maalqabeenada Awdal, ee Abaaraha iyo Aafooyinka Awdal.

Saylac Media  iyo dhammaan saxaafadda Awdal inta u sara kacday inay ogaadaan  aafooyinka iyo abaaraha ka jira Awdal, aad iyo aadbaan u salaamaynaa uguna mahad celinaynaa. Aalaaba ma maqalno maal-qabeenada Awdal oo hormuud ka noqonaya ma hogaankaba u qabanaya qaadhaan ururinta abaaraha Awdal, waxase la sheegaa iyagoo isu mashquulinya maal galinta amuuraha la xidhiidha siyaasadda iwm. 

Read more of this post

Baaq An Kaga Soo Hor Jeedno Bedilaadii Tobabaraha Xulka Kubadda Cagta Ee G/Awdal: Samarroon C/Laahi Cilmi

 Anaga oo ah dhalin yarta ka soo jeeda gobolka awdal. waxaan xagan ka salaamaynaa dhamaan dadka xiiseeya ama tagera horumarka sportiga awdal iyo masuuliyiinta gobolka awdal. Waxaan lee nahay hadanu nahay dhalin yartii awdal. hada maha wakhtigii hoos loo dhigi laha sumcada sporiga awdal ee waa wakhtigii kor looqaadi laha  horumarka sportiga awdal. 
 

Read more of this post

Meel Dhuuni Galay, Dhaqan Ma Galo.

  1.  Madaxweynuhu ma wuxu ka rabaa Salaadiinta Awdal, inay iyagu  ogolaadaan Soo dhaweynta Ugaaska Ciise, oo amarka iyagu yeeshaan?
  2. Mise, Madaxweynuhu isaga ayaa ka raba ama ku amraya Salaadiinta Awdal inay soo dhaweyaan cumaamad saarka Ugaaska Ciise, oo dawladda ayaa awoodda iska leh?

Read more of this post

Samarroon Wuu Ka Weynyahay Saddexda Xusbi

Murtiduna waxay tahay midho ku jiray hees waddani ah, oo aynu ka xusuusanno   ‘Maxaa Gaalka Kaa Galay?, Maxaa Gooni Kuu xidhay?, Gumaystaha ku daba dhigay?, Garo walaalkaa, Gacal ka dhigo, Garab ka dhigo Taasi oo marka aynu dan gadabuursi ka hadlayno  aynu ku badalayno:  ‘Maxaa Xusbi Kaa Galay?, Maxaa Gooni Kuu Xidhay?, Gunnimmadda Ku daba  dhigay?,  Garo tolkaayoo, Gargaar ka dhigo, Garaad ka dhigo’.   Guud ahaan Gadabuursina uma baahna saddexda xusbi iyo xansharaadkooda, markay dan guudi timaado.

Read more of this post

Maanso: Sooyaal

 Sooyaal

By Maxmad-Gacan(AsadZare)

Waa gabay ka hadlaya marxada somalida xaalad ay ku sugan tahay maanta taabanayana heerka somalida aay maanta marayso ,  Adiga marka qof somalia aad tahay sideed isku aragtaa sidee aduunyahad kale kuu aragtaa?.

Read more of this post

Digasho: Maanso

By AzadSare

Waa maanso taabanaysa  su’aalo dhowra 

 

Ismaaciil Cumar Geelle, Degmada Waa U Halis.

Walalayaal, maqaalkan waxaan ugu hal daray: “Ismaaciil Cumar Geelle
degmada waa u halis”. “Oo calanshaan, leesh”? “Calashaan kida”! Waxan
ahay muwaadin reer Jabuuti ah oo la yidhaa Xasan Cabdi Aadan. Waxaanan
haatan ku noolahay dalka Canada, siiba magaalada Ottawa. Haatan ka hor,
waxaan ahaan jiray macallin, dabadeed, principal, ugu dambayn, Computer
application developer (programmer).
Read more of this post

Ogeysiis: Xuska Sannad Guurada 37aad ee Geerida Marxuum Cabdillahi Suldaan Timacadde

Maamulka Shabakadda Wararka ee Timacadde News Network TNN, www.Timacadenews.com  , Wuxuu kugu martiqaadayaa ka soo qayb galka Munaasibad lagu xusayo Sanadguuradii 37aad ee ka soo wareegtay geeridii  Halyeygii,Waddanigii, Gabayaaagii weynaa ee Marxuum, Cabdillahi Suldaan Timacadde.
Read more of this post